Maraykanka oo la baxay safiiraddii u fadhiyay saddex dal & sabab yaab leh oo ka dambeysa

Mareykanka ayaa shaaca ka qaaday inuu dib ugu yeeray safiiraddii u fadhiyay saddex dal oo ka tirsan Laatin Amerika kaddib markii waddamadan ay xiriirka u jareen Taiwan si ay xoojiyaan xiriirka ay la leeyihiin Shiinaha. Safiirada Mareykanka u fadhiya dalalka El Salvador ,Jamhuuriyadda Dominic iyo Panama ayaa dib ugu laabtay Washington sii wadatshiyo ku aadan … Continue reading Maraykanka oo la baxay safiiraddii u fadhiyay saddex dal & sabab yaab leh oo ka dambeysa